Ergayga Xoghayaha Guud UN-ka oo ka hadlay Xaaladda Puntland

Nicholas Kay oo ah ninka ugu sarreeya ergada qaramada midoobay ee dalka Soomaaliya wuxuu maanta ka hadlay xaaladda ismaamul goboleedka Puntland gaar ahaa doorashooyinka muddada gaabani ka harsan tahay oo ka dhacaya dalkaas. Mudane Nicholas kay wuxuu baaq u jeediyey dawlad Goboleeda Puntland,odayaasha dhaqanka iyo Musharaxiinta isaga oo ka codsaday in aay ku dadaalaan sidii … Continue reading Ergayga Xoghayaha Guud UN-ka oo ka hadlay Xaaladda Puntland